SUAAL
Waa Kuma Cabdullahi Binu Cabaas?
JAWAB
Cabdullahi Binu Cabaas waa mid kamid ah asxaabtii rasuulka (SCW) , asigoona sidoo kale ina adeer la ahaa Rasuulkeena Muxamed (SCW) wuxuuna ku caan baxay tafsiirka Quraanka, Fiqiga iyo warinta axaadiista.
Cabdullahi Binu Cabaas waxaa lagu tiriyaa saxaabada kuwooda ugu soo warinta badan axaadiista rasuulka.
Nooca Suaasha
Fureyaasha Suaasha
