Na Weydii Suaal

SUAAL

Waa Imisa Sidka Rahu?

JAWAB

Xayawaanka Rahu Wuxuu Ukala Baxaa In Kabadan 5000 Nooc, Sidaa Darteeda Nidaamka Ay U Tarmaan Waa Labo Nooc Oo Kala Ah:1. Ukumeyn: Rahu Qayb Kamid Waxey U Tarmaan Nidaam Ukumeyn Ah, Taasi Oo Ka Dhigan In Uu Marka Hore Ukumeynayo Maalmo Kadibna Uu Ukunta Fiiqayo Si Ay Ilmihiisa Usoo Baxaan.2. Dhalid Toos Ah: Xayawaanka Rahu Sidoo Kale Waxaa Jira Qayb Kamid Oo Si Toos Ah U Dhala Ayagoo Aan Ukumeynin.Sidka Xayawaanka Rahu Wuxuu Ku Xiranyhay Nooca Uu Yahay Rahu Iyo Bey’ada Uu Ku Noolyahay, Rahu Qeybta Ukumeysa Waxey Ukunta Ku Fiiqaan Muddo 3 – 25 Maalmood, Hase Yeeshee Nooca Toos U Dhala Oo Aan Ukumeynin Dunida Waa Uu Ku Yaryahay Sidaa Darteeda Macluumaad Badan Lagama Haayo.