Fardaha Labka Ah Tirada Ilkahooda Waxay Gaarayaan 40 – 42 Ilko.Fardaha Dhaddig Tirada Ilkahooda Waa 36 ilko.