Na Weydii Suaal

SUAAL

Soomalidu ereyga niicle maxey ula jeedaan?

JAWAB

Soomaalida ereyga niicle waxey u adeegsadaan wax kastoo liita ama sidii laga rabay aanan aheyn.