Na Weydii Suaal

SUAAL

Soomaaliya Magaaladee Ugu Weyn Marka Laga Reebo Magaalada Muqdisho?

JAWAB

Wadan soomaaliya shacbiyad ahaan magaalada labaad ee ugu weyn waa Magaalada Hargeysa.