Na Weydii Suaal

SUAAL

Siduu U Sameysanyahay Dhulka, Ma Wareegbaa Mise Wuu Fidsanyahay?

JAWAB

Dhulka Wuxuu U Sameysanyahay Qaab Wareeg Ah Oo U Dhow Wareega Ukunta.