Na Weydii Suaal

SUAAL

Sidee ayay shinnidu u sameeyaan polinashinka?

JAWAB

Shinnidu waxay marba ku dagataa ubaxa oo waxay ka qaadaa miro kadibna waxey u gudbisaa ubaxa kale.

Nooca Suaasha