Xayawaanka Ugu Weeyn Dunida Waa: “Nibiri”
Xayawaanka Nibiriga wuxuu kamid yahay xayawaanada ku nool badda, waxaana lagu tiriyaa in uu yahay xayawaanka ugu weyn uguna dheer caalamka.