Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg webiyada dalka Soomaaliya ugu waa wayn?

JAWAB

Webiyada dalka Soomaaliya ugu waa wayn waa: Webiga Shabeelle iyo Webiga Jubba.