Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg Webiga Ugu Wayn Caalamka Xajmi Ahaan?

JAWAB

Marka Xajmi Ahaan La Eego Wabiga Ugu Wayn Caalamka Wuxuu Noqonayaa Webiga “Amazon”

Webiga Amazon wuxuu ku yaalaa “South America” wuxuuna noqonayaa webiga ugu wayn xajmi ahaan, sidoo kale waa webiga labaad ee ugu dheer caalamka.

Nooca Suaasha