Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg Waxa Loo Yaqaano Awrka Geela Loo Daayo Si Uu U Rimiyo?

JAWAB

Waxaa Loo Yaqaanaa: “Baarqab”.