Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg Waxa Loo Yaqaani Neefka Idaha Ah Ee Buuran?

JAWAB

Waxaa Loo Yaqaanaa: “Gool”.