SUAAL
Sheeg Wax Samada Laga Helo Oo Aan Biyaha Laga Helin?
JAWAB
Waa: Xarafka ‘S’ Ama Xarafka ‘Siin’.
Ereyga ‘Samad’ waxaa ku jira xarafka ‘S’, laakiin ereyga ‘Biyo’ kuma jiro xarafka ‘S’.
Nooca Suaasha
Fureyaasha Suaasha
