Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg wax aad ku qaban karto gacantaada bidix oo aadan ku qaban karin gacantaada midig?

JAWAB

Waa Xusulkaaga midig

Nooca Suaasha