Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg wadankii ku guuleystay koobka cayaaraha aduunka sanadkii 1982?

JAWAB

Waxaa ku guuleystay dalka Taliyaaniga (Italy), waxeyna finalkii 3-1 uga badiyeen dalka Jarmalka (Germany).