Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg Tuma Ayey Ahayd Hooyada Dhashay Cumar Binu Cadil Casiis?

JAWAB

Waxay Ahayd: Layla Bintu Caasim Binu Cumar Binu Khadaab (ليلي بنت عاصم بن عمر بن الخطاب).

Cumar Binu Cadil Casiis (عمر بن عبد العزيز) wuxuu kamid ahaa khulafadii Dowladii Umawiyiinta, Wuxuuna Ahaa Khaliifkii Sideedaad Ee Dowladii Umawiyiinta.

Nooca Suaasha
Fureyaasha Suaasha