SUAAL
Sheeg tirada ciidamadii ruum ee ku jiray dauulaankii tabuuk?
JAWAB
Ciidamadii ruum iyo xulufadooda ee ku jiray duulaankii tabuuk tiradooda waxa ay aheyd 40,000 oo dagaalyahan.
Nooca Suaasha
Fureyaasha Suaasha
