SUAAL
Sheeg suurado lagu samiyay Xayawaano?
JAWAB
Waa suuradaha kala ah
1) Al – Baqrah (البقرة )
2) Al- naxli (النحل )
3) Al- Namal ( النمل )
4) Cankabuut ( العنكبوت )
5) Al- Fiil ( الفيل )
Nooca Suaasha
Fureyaasha Suaasha
