Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg Suurada Sabab U Noqotay Cumar Binu Khadaab Inuu Soo Islaamo?

JAWAB

Waa Suurada Dhaahaa (طه).