SUAAL
Sheeg Suurada Lagu Magacaabo Suuratul Daafica?
JAWAB
Waa Suurada Yaasiin (سورة يس).
Suurada yaasiin in lagu magacaabo suuratul Daafica (سورة الدافعة) ma lahan wax daliil sax ee rasuulka kasoo arooray hase yeeshee waxaa jira axaadiis daciif ah oo ay culimada qaar sheegeen in uu yihiin moowduuc kuwaasi oo sheegaya in suurada yaasiin lagu magacaabo Suuratul Daafica (سورة الدافعة).
Nooca Suaasha
Fureyaasha Suaasha
