Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg Suurad loogu magacdaray mid ka mid ah magacyada Qur’aanka?

JAWAB

Waa Suuratul – Furqaan (سورة الفرقان)