Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg Suurad Aayadaheeda Oo Dhan Ay Ku Jiraan Lafdiga “Allaah”?

JAWAB

Waa Suuratul Mujaadalah (سورة المجادله).