SUAAL
Sheeg Sheey Markaad Quudiso Noolaanaya, Markii Aad Biyo Siisana Dhimanaya?
JAWAB
Waa: Dabka.
Dabka markaad dhuxusha iyo quryaha u badiso wuu sii noolaanayaa, laakiin hadii aad biyo ku shubto wuu damayaa (baqtinayaa).
Nooca Suaasha
Fureyaasha Suaasha
