Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg Sheey Aan Shalay Jirin, Maantana Dhashay Berina Dhimanaya?

JAWAB

Jawaabtu Waa: Maanlinka Aad Hada Nooshahay (Maanta)

Maalinta aad hada nooshahay shalay ma jirin maanta ayey bilaabatay berina masii jirayso oo maalin cusub ayaa bilaabmaya.