Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg Saxaabiyaddii Nabiga Difaacday Dagaalkii Uxud?

JAWAB

Waxey Aheyd “Nusaybah bint Ka’ab” (نسيبة بنت كعب), Waxayna Ku Caan Ahayd “Umu Camaar” (أم عمار).