Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg Sanadkii Uu Geeriyooday Cabdil Malik Binu Marwaan?

JAWAB

Cadil Malik Binu Marwaan Wuxuu Geeriyooday Sanadkii 86 Hijriga Oo Ay Ku Beegnayd Sanadkii 705 Miilaadiga, Wuxuuna Da’ Ahaan Gaaray 60 Sano.

Cabdil Malik Binu Marwaan wuxuu kamid ahaa khulafadii ama madaxdii soo maray dowladii Umawiyiinta, wuxuuna ahaa khaliifkii shanaad Ee Dowladii Umawiyiinta.