SUAAL
Sheeg Sanadkii Uu Dhashay Khaliifkii Cumar Binu Cabdil Casiis?
JAWAB
Wuxuu Dhashay: Sanadkii 61 Ee Hijriga, Oo Ay Ku Beegnayd Sanadkii 681 Ee Miilaadiga.
Cumar Binu Cadil Casiis (عمر بن عبد العزيز) wuxuu kamid ahaa khulafadii Dowladii Umawiyiinta, Wuxuuna Ahaa Khaliifkii Sideedaad Ee Dowladii Umawiyiinta.
Nooca Suaasha
Fureyaasha Suaasha
