Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg Sanadkii Uu Dhashay Imaamkii Muxadiska Ahaa Ee Abuu Daa’uud?

JAWAB

Wuxuu Dhashay Sanadkii 202 Hijriga, Oo Ay Ku Beegnayd Sanadkii 817 Miilaadiga.