SUAAL
Sheeg sanadkii uu dhasahay saxaabiga Cuthmaan bin Cafaan (RC)?
JAWAB
Cuthmaan binu Cafaan wuxuu dhashay 47 sano kahor hijriyada, oo ku beegan sandkii 576 ee miilaadiga.
Nooca Suaasha
Fureyaasha Suaasha
