Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg Sanadkii uu bilowday koobka cayaaraha aduunka?

JAWAB

Koobka cayaraha aduunka wuxuu bilowday sanadkii 1930 miiladiga.