Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg Sanadkii Uu Bilaawday Kacdoonkii “Urabi” Iyo Dalka Uu Ka Dhacay?

JAWAB

Wuxuu Bilaawday Sanadkii 1879 Miilaadiga Wuxuuna Ka Dhacay Dalka Masar, Kacdoonka Wuxuu Dhamaaday Sanadkii 1882 Miilaadiga, Waxayna Masaarida Uga Soo Horjeedeen Dowladii Ingiriiska.