Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg sanadkii la dilay saxaabiga Cuthmaan bin Cafaan (RC)?

JAWAB

Cuthman bin Cafaan (RC) waxa waxaa la dilay sanadkii 35 ee hijriga oo ku beegnayd sanadkii 656 ee miilaadiga.