SUAAL
Sheeg Sababta Uu Nabi Muuse Suxaradii Fircoon Ugu Naseexeeyay In Ka Haraan Sixirka?
JAWAB
Sababta Uu Nabi Muuse Ugu Naseexeeyay Suxaradii Fircoon In Ay Ka Haraan Sixirka Waxay Ahayd, Maxaayeelay Sixirkoodu Wuxuu Lid Ku Ahaa Ayaatka Allaah.
