Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg nooca dhaqaalaha Soomaaliya?

JAWAB

Nooca dhaqaale ee Soomaaliya waa mid aan rasmiga ahayn oo ku tiirsan xoolaha nool iyo dhoofinta.