SUAAL
Sheeg ninkii dilay saxaabiga Cumar Binu Khadaab (RC)?
JAWAB
Cumar binu Khaddaab waxaa dilay nin lagu magacabi jiray: Abuu Lu’lua’ Al-majuusi (أبو لؤلؤة المجوسي), sidoo kalena loo yaqaano: Feyruus Al-nahawindi (فيروز النهاوندي).
Nooca Suaasha
Fureyaasha Suaasha
