Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg Nicmo Noocee Ah Ayuu Ilaaheey Ku Galadaystay Reer Banii Isra’iil?

JAWAB

Nicmooyiinka Uu illaaheey Ku Galadaystay Reer Banii Israa’iil Waxaa Kamid Ah: In Uu Ilaaheey Ka Badbaadiyey Fircoon Iyo Reerkiisa Oo Adoonsan Jiray Reer Banii Israa’iil.