Meeraha ugu iftiinka badan meerayaasha qoraxda ku wareega waa meeraha loo yaqaano Venus oo sidoo kale carabi ahaanna loo yaqaano Zuhra (الزهرة).