SUAAL
Sheeg Magacyada Seddex Suuradood Oo Lagu Magacaabay Seddax Cayayaan Ama Xasharaat?
JAWAB
Waa Suuradaha Kala Ah:1- Suuratul Naxal (سورة النحل).2- Suuratul Namal (سورة النمل).3- Suuratul Cankabuut (سورة العنكبوت).
Nooca Suaasha
Fureyaasha Suaasha
