Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg magacyada afarta mu”adim eee rasuulkeena (N.N.K.H)?

JAWAB

Waxa ay kala yihiin

1: Bilaal Binu Rabaax. 2: Saacid Al-Quduri. 3: Abuu Maxduurah. 4: Cabdullaahi Binu Umi Maktuum.