Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg magaca saxda ah ee Saxaabiga Abii Saciid Al-khudri?

JAWAB

Magaca dhameystiran ee saxaabiga Abii Saciid Al-khudri waa: Sacad Binu Maalik Binu Sinan Al-khudri (سعد بن مالك بن سنان الخدري), waxaana loogu kunyeeyaa Abii Saciid Al-khudri