Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg magaca ninka aasaasay barta Youtube?

JAWAB

Barta Youtube waxaa wada aasaasay sedax nin oo lagu kala magacaabo

1. Jawed Karim

2. Steve Chen,

3. Chad Hurley