Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg magaca malaga Buunka Afuufaya?

JAWAB

Magaca malaga Suurka ama Buunka afuufayya waxaa la yiraahdaa: Israafiil.