Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg magaca Hooyada dhashay nabi Ciise?

JAWAB

Nabi Ciise Hooyadiisa waxaa lagu magacaabaa: Maryama Bintu Cimraan (مريم بنت عمران).