Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg Magaca badda u dhaxeyso wadamada Giriiga iyo Turkiga?

JAWAB

Badda u dhaxeyso Turkiga iyo Giriiga waxaa lagu magacaaba Aegean (Iijah, Ijiyan)