Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg magaca albaabka Jannada ee dadka sooma kaliya ay ka galaan maalinta qiyamaha?

JAWAB

Waxaa lagu magacaabaa: Rayaan (الريان).

Rasuulka waxaa laga wariyay in uu yiri: (Jannada waxaa ku yaala sideed albaab, mid kamid ah waxaa la yiraahdaa Rayaan, kamana galaayo illaa dadka sooma mooyee).