Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg magac dhabta ee saxaabiga Abuu Ayuub Al-ansaari?

JAWAB

Abuu Ayuub Al-ansaari magaciisa dhabta ah waa: Khaalid Binu Zeyd Binu Kuleyb Al-ansaari (خالد بن زيد بن كليب الأنصاري)