Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg Macnaha Ereyga Anadolu?

JAWAB

Ereygaan Wuxuu Asal Ahaan Ka Yimid Luqada Gariiga Waxaana Loola Jeedaa “Bari” Ama Qorax Kasoo Bax.