SUAAL
Sheeg Labo Suuradood Oo Mu’minka Har U Noqonaya Maalinka Qiyaame?
JAWAB
Labada Suuradood Ee Qofka Mu’minka Ah Har U Noqonaya Maalinka Qiyaame Waa Suurada Al-Baqara (سورة البقرة) Iyo Suurada Aala-Cimraan (سورة آل-عمران).
Nooca Suaasha
Fureyaasha Suaasha
