Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg Kumuu Ahaa Cabdil Malik Binu Marwaan?

JAWAB

Cabdil Malik Binu Marwaan Wuxuu Kamid Ahaa Khulafadii Ama Madaxdii Soo Maray Dowladii Umawiyiinta, Wuxuuna Ahaa Khaliifkii Shanaad Ee Dowladii Umawiyiinta.

Nooca Suaasha
Fureyaasha Suaasha