Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg Khudrada Imisa ayaa biyo ah?

JAWAB

ŮŽKhudrada inta biyaha ah waxey ku xirantahay khudrada nooceeda, khudrada waxey leedahay noocyo kala duwan sidaa darteeda nooc kasta biyaha laga helo wuuka duwan yahay kuwa kale, hase yeeshee waxaa jira dadka qaar ee aamisan in khudrada ay 20% ay biyo tahay.